Waxaan nahay UCare
Shirkad ka shaqeysa qorshe caafimaad oo madaxbanaan, oo aan faa'iido doon ahayn oo ay ka shaqeeyaan qaar ka mid ah dadka ugu shaqada badan ee aad abidkaa la kulmi doonto. Iyadoo aan iskaashi la sameeynayno bixiyeyaasha daryeelka caafimaadka iyo ururada bulshada ee ku baahsan Minnesota iyo galbeedka Wisconsin, waxaan, caymisyada caafimaadka ee fudud siinaa macaamiisheena
UCare waxay u adeegtaa:
- Shakhsiyaadka iyo qoysaska dooranaya caymiska caafimaadka iyagoo isticmaalaya MNsure, suuqa caymiska
- Shaqsiyaadka u-qalma Medicare
- Shakhsiyaadka iyo qoysaska ka diiwaangashan Barnaamijyada Daryeelka Caafimaadka ee Minnesota, sida MinnesotaCare iyo Medical Assistance (Kaalmada Caafimaadka)
- Dadka waaweyn ee naafada ah
Ku Soo Dhawoow UCare
Ma u baahan tahay caawimaad luuqada ah? Naga soo wac: 1-800-203-7225, markaasna riix 4 oo ah af Soomaali. Shaqaaleheena af-soomaaliga ku hadla ayaa ku faraxsan inay ku caawiyaan.